Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada oo kuwajahan Gobolka Gedo written by Warsan Radio 20/06/2022 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta uu degmada Doolow ee Gobolka Vedo safar ku tago Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Ergayga ayaa inta uu joogo Degmada booqasho iyo kormeer ku tagi doono xarooyinka barakacayaasha oo ay ku nool qoysas aad u tiro badanSidoo kale waxaa uu la kulmi doonaa si uu warbixino uga dhageysto Maamulka degmada iyo Maamulayaasha kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Doolow ee Gobolka Gedo.Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa horay u booqday kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada oo kuwajahan Gobolka Gedo was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post lix Carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyootay degmo katirsan Gobolka Hiiraan You may also like RW Kheyre oo kulamo ka wada Magaalada Dhuusamareeb 01/01/2020 Madaale oo Amar kusoo rogay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir 24/12/2023 Dhageyso:-Isbitalka Gobolka Bay Ayaa Waxa Jifa 19 Gof oo Shibin Biyood Soo Ritey 31/12/2016 Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Soomaaliland. 08/06/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 10/09/2021 Dowladdaha Sacuudiga iyo Australia oo u digay Muwaadiniintooda ku sugan Pakistan 27/12/2022 Xubin ka Tirsanaa Alshabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka 20/08/2023 Dhegeyso:Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Aan La Yeelaney Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar qaasin 24/12/2016 Dowladda Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiisyo cusub 11/08/2022 Video Faahfaahin 4 nin oo Lagu Toogtay kuwaas oo Ka dambeeyay Qaraxyadii Mantaanaha Ahaa ee Baydhabo 24/04/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.