Wasiir Beyle” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa” written by Warsan Radio 20/06/2022 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa been abuur ku tilmaamay warar maalmihii la soo dhaafay aad loogu hadal haayay Baraha Bulshada oo uu isaga horay u sheegay, kuwaas oo ahaa in dowladdii hore ee Farmaajo lacago farabadan uga tagtay qasnadda dowladda.Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta wuxuu sheegay in lacagaha ay heyso Wasaaradda Maaliyadda aysan ku filneyn Shaqaalaha dowladda iyo Ciidamada balse loo baahan yahay inay bixiyaan dadaal badan si loo helo.“Aniga waxaa ley weeydiiyay Bishaan 25-keeda ka bixin kartaan mushaarka, haa baan iri balse wixii ka dambeeya hadii aan la dadaalin la waayi karo, hayeeshee hadii la dadaalo la heli karo mushaarka Ciidamada iyo Shaqaalaha dowladda. Wasiir Beyle” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa” was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Maamulka G/Banaadir & laamaha Amniga oo ka shiray sugida Amniga Maalmaha Xorriyadda You may also like Faafaahin laga helaayo Dil Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydbabo 23/01/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 24/07/2021 Booliska Canada oo qabtay nin Soomaali ah oo ay ku raadjoogeen 30/04/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/08/2021 Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo 20/06/2022 Dhageyso:-Dood ku saabsan Siyaasada Dalka. 20/09/2020 Dowladda Puntland oo war ka soo saartay doorashooyinka dalka 24/02/2021 Wasiir Dubbe ” Dalka wuxuu soo maray waqti Odayga xildhibaanka soo xulaya dowladda soo magacaawdo 15/11/2020 Ramla Cali oo Soomaaliya matalaysay oo looga adkaaday tartankii feerka ee Tokyo 26/07/2021 Dhageyso:-Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska 28/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.