
Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta wuxuu sheegay in lacagaha ay heyso Wasaaradda Maaliyadda aysan ku filneyn Shaqaalaha dowladda iyo Ciidamada balse loo baahan yahay inay bixiyaan dadaal badan si loo helo.
“Aniga waxaa ley weeydiiyay Bishaan 25-keeda ka bixin kartaan mushaarka, haa baan iri balse wixii ka dambeeya hadii aan la dadaalin la waayi karo, hayeeshee hadii la dadaalo la heli karo mushaarka Ciidamada iyo Shaqaalaha dowladda.