Kooxda Xamaas oo soo bandhigay muuqaalka Askari Israa’iil ah oo ay qabteen written by Warsan Radio 29/06/2022 Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Falastiin ee Xamaas, ayaa soo bandhigay muuqaal ay ku sheegeen inuu yahay askari Israa’iili ah oo ay qabteen.Muuqaalkan oo ay soo bandhigeen guutada Al-Qassam ee garabka hubaysan ayaa waxa uu soconayaa muddo 40 ilbiriqsi ah, waana markii ugu horeysay oo Xamaas ay soo bandhigto muuqaal kan la mid ah.Waxaana ninka Israa’iil u dhashay ay magaciisa ku sheegeen Hishaam al-Sayed, waxaana muuqaalka laga arkayay isaga oo ku jiira sariir lamid ah kuwa cisbitaallada, wuxuuna xirnaa maaskaro, waxaana ku xirnaa qalabka dadka ka caawiyo neefsiga ee Ogsajiinta.Muuqaalka waxaa sidoo kale laga dheehan karay aqoonsiga maxbuuska oo xabadka loo saaray aqoonsigiisa Israa’iil.Xamaas maalin ka hor ku dhawaaqay in uu sii xumaaday caafimaadka mid ka mid ah maxaabiistiisa Israa’iil ee u xiran iyaga iyada oo aan la sheegin sababaha. Kooxda Xamaas oo soo bandhigay muuqaalka Askari Israa’iil ah oo ay qabteen was last modified: June 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay maandooriye & Dhalinyaro ku eedeeysan Amni darro You may also like Dhageyso:-Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta Lixdanaad ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen gobolada Baay iyo Bakool. 06/02/2017 Xildhibaanada Labada Gole oo ka doodaya ansixinta wax ka badalka Dastuurka 12/02/2024 Aqriso:-Xaafada Horseed A oo Caawa 14 dhibcood meel cidla aha ka heshey 24/04/2021 Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo shir uga furmay Muqdisho 03/05/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 18/04/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/07/2019 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/02/2020 WHO oo sheegtay Cudurka Corona in uu dhibaato ba’an ku hayo caalamka 21/05/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/11/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.