Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco written by Warsan Radio 02/07/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo geystay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Somaliland.shilkaasi ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen mooto Bajaaj iyo gaari nooca rakaabka qaada ee Baska oo xiligaasi siday dad rakaab ahaa.Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Burco ayaa warbaahinta u sheegay in shilka uu ku dhintay hal qof sidoo kalena ay shan qof ay ku dhaawacmeen.Waxaa uu sheegay in xaaladooda Caafimaad hadda ay kula tacaalayaan isbitaalka Magaalada Burco. Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco was last modified: July 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Munaasabad Ku Aaddan 1-Da Luuliyo Oo Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb next post Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka You may also like DHAGEYSO: Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/04/2020 Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo maanta gaaray degmada Waajid (Sawirro) 19/04/2021 Wareysi khadka Tel Afhayeenka Jaliayada mamulka Konfur Galbeed Somaliya Ee Sweden Mudane Abdulkadir 03/01/2017 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Beledweyne 27/02/2022 Maraakiibta DAGAALK ee SHIINAHA iyo TAIWAN oo badweynta isku eeganaya 08/08/2022 XOG-Nabad sugidda Soomaaliya oo sadex garab noqotay, iyo Digniin Amni oo taagan. 04/04/2022 War-saxaafadeed 10/01/2018 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Baraawe 30/05/2023 VIDEO 500 oo Qoys oo Danta Yar ah Degan Tuulada Buulo Barako oo Masaafo 50 kiilo Mitir Dhanka Konfured Kaga Began Magaalada Baydhabo 28/03/2017 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacda Warsan 25/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.