Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka written by Warsan Radio 02/07/2022 Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya ee la keeno Soomaaliya, taasi oo ku soo beegantay xilli ay nafis u tahay kumanaan beeraley ah oo Miirooga ah oo saddexdii sano ee ugu dambeysay wajahay khasaaraha ka dhashay xirnaanshaha suuqa Muqdisho.Madaxa Miraa, Pyrethrum iyo dalagyada kale ee warshadaha Felix Mutwiri ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan arrimo taagan oo ka hor inta aan dib loo bilaabin suuqa kaliya ee ugu weyn Kenya.“Hadda waxaa naloo sheegay in suuqa uu dib u billaaban doono 5-ta Luulyo, ayuu yiri Kimati Munjuri, guddoomiyaha ururka ganacsatada khaadka Nyambene Miraa.Dhawaan ayay aheyd markii uu magaalada Muqdisho yimid Madaxweynaha Kenya, waxaana uu wadahal la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh . Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka was last modified: July 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco next post Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 29/08/2023 Rai’sul wasaaraha UK oo aan ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip 11/04/2021 Madaxweyne Cali Guudlaawe oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Sh/Dhexe 08/09/2023 Gudashada waajibaadka Xajka oo maanta Sacuudiga ka bilaabanaya xilli ay aad u yartahay xujeydu 29/07/2020 Jamaal Cismaan oo sharraxay arrintii ku qabsatay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle 21/12/2022 Rooble”Aamina waxaa dilay kuwii horay u dilay Ikraan Tahliil” 31/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/11/2021 Danjire Abuukar Baalle oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee Qaramada Midoobay 29/06/2020 Puntland oo ku dhawaaqday in 21 Iskuul u xirmeen Abaar darteed 08/08/2022 Musharaxiinta oo Jubbaland iyo Puntland ka codsaday inay bedelaan Guddiyada Doorashooyinka 23/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.