Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Boosaaso written by Warsan Radio 11/07/2022 Ciidamo ka wada tirsan kuwa Maamulka Puntland gaar ahaan kuwa PMPF-ta & PSF-ta ayaa ku dagaalamaya afaafka hore ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.Dagaalka labada Ciidan ayaa salka kuhaaya Ciidanka PSF oo doonayey in garoonka diyaaradaha Boosaaso laga soo dajiyo diyaarad ay lasocoto kusimaha Madaxweynaha ahna guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Xaaji Samatar, laakiin ciidanka Imaaraatka uu tababaray ee PMPF ay diideen in diyaaradda ay dagto.Dhimashada laba qof iyo dhaawacyo kala duwan ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhashay iska hor imaadka dhexmaray Ciidamada PSF iyo PMPF ee Puntland, waxaana socda dadaallo lagu kala qaadayo ciidamada, kuwaas oo ay wadaan isimada dhaqanku. Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Boosaaso was last modified: July 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan next post Puntland oo faah faahisay dagaalkii ka dhacay Garoonka Boosaaso & diyaaradii la celiyay You may also like Akhriso+Sawiro :-Shirki Elif-Maay (Somali-Maay Conference) Oo ka furmay magaalada Boras ee wadanka Sweden. 28/07/2018 AKHRISO:-Danjire Keating oo la kulmay Madaxweynaha Puntland iyo Isimada Puntland 25/07/2018 Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha 06/03/2022 Dhageyso:-Tuulada Ceelcade ayaa Lagodilay 12 Qof iyo labo Qof iyo hubkoodi 14/07/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 05/06/2022 Maxkamad xukun ku ridey nin diley hooyadiis Meydkeediina cunay 17/06/2021 Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmaya dalka Lubnaan. 14/12/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/05/2020 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Warsan 08/06/2023 Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Aadan: Raysal Wasaare Kheyre wuxuu ahaa caqabad hortaagan doorasho qof iyo cod 27/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.