Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab written by Warsan Radio 18/07/2022 Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad ayaa howlgal Qorshaysan oo lagu dilay Saraakiil iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ka sameeyey degaanka labakuus oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.War kasoo baxay Ciidanka DANAB ayaa lagu sheegay in degaanka labakuus ay Al-Shabaab ku lahayeen bar kantarool oo ay lacag uga qaadan shacabka & gadiidka mara degankan waxana sidoo kale goobta ku taalay meel lagu kaydiyo waxay ugu yeeran sakawad oo xoolaha shacabka Somaliyeed looga qaado.Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska DANAB ayaa sheegay in intii uu socday howlgalka lagu dilay 5 katirsan Al-Shabaab oo uu ka mid yahay Sarkaalkiii Al-Shabaab u qaabilsana sanaa dhinaca maaliyada ee degaankan oo magaciisa lagu soo koobay ismaciil halka lagu soo qabtay mid ka mida Xubnaha Shabaab.Sidoo kale waxaa uu sheegay in howlgalka Al-Shabaab looga soo furtay hubkii ay isticmaalayeen oo kala ah 4 qori oo nooca Ak47 iyo Hal qori oo BKM ah, welina howlgalka ay sii wadaan. Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab was last modified: July 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Qarax lala beegsaday Ciidamada howlgalka ATMIS & khasaaro ka dhashay You may also like Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 02/06/2020 Maraykanka oo xayiraad fiisaha ah ku soo rogay madax Itoobiyaan iyo Eriteriyaan ah 25/05/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/08/2020 Madaxweyne Qoorqoor “Cadawga meelaha uu naga heysto waa ka xoreyneynaa” 25/08/2020 Ciidamo sugaya Amniga Muqdisho oo Maanta la soo bandhigay 20/07/2023 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 30/10/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay qaar kamid ah Cullimada somaliyeed 23/08/2022 Aqriso: Al shabaab Oo Lawareegay Qeybo Kamid ah Degaanka Goofgaduud Buuray 23/12/2019 Computer-adii laga maamulay hawlaha nukliyeerka ee Dalka Iran oo la jabsaday 24/10/2022 Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble oo ugu dambayn ka heshiiyay khilaafkii soo kala dhex galay 22/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.