Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab written by Warsan Radio 21/07/2022 Dowladda Ingiriiska oo dowladda Kenya ka taageeraysa xoojinta dagaalka ay Kenya kula jirto kooxaha loogu argagixisada gobbolka xeebta ayaa malaayiin dollar ku taageertay xarun loogu talagalay inay ku hawl galaan Ciidamada Booliska la dagaalaka Argagixisada ee –ATPU.Xarunta oo laga hirgaliyay gobbolka Xeebta ah ee Mombasa ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo kamid ah kuwa Kenya, kuwaas oo loogu talo galay inay la dagaalamaan Ururka Al-Shabaab.Gobbolka Xeebta ee Kenya ayaa kamid ah meelaha ay kooxaha loogu yeero argagixisadu ay ku qaadaan weerarada ay la beegsadaan Ciidamada dowladda Kenya.Dowladda Kenya ayaa waxaa Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubbada Hoose & meelo kamid ah Gedo kajooga Ciidamo farabadan oo kuhowlgalla magaca howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, iyaga oo dagaal kula jira Al-Shabaab. Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab was last modified: July 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Madaxweyne Geelle oo markii 5aad xilka loo doortay 10/04/2021 Dhageyso:-Iscazilaada Godiga doorashada KGS 05/11/2018 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 22/04/2022 Sawiro;-Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa 24/09/2022 Akhriso:-Xildhibaano iyo Senataro loo diiday ilaaladii gaarka u ahayd 15/09/2019 Muuse Biixi oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya 03/05/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS 22/07/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/01/2021 Dhageyso:-Madaxweynaha Hirshabeele oo xaragi ka jaray wadada muhiim ah magaalada Baledweyne 27/03/2017 Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Madaxweynaha Turkiga 17/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.