Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha written by Warsan Radio 01/08/2022 Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka Ciraq, kadib markii ay xalay habeenkii labaad halkaasi ku hoydeen. Qaar badan oo ka mid ah mudaaharaadayaashan ayaa taandhooyin ka dhistay banaanka hore iyo gudaha xarunta baarlamaanka.Dhinaca kale wasaaradda difaaca ee dalka Ciraaq ayaa ugu baaqday ciidamada milateriga ee dalkaasi, inaanay ku milmin siyaasadda oo dhex-dhexaad ka noqdaan xaaladaha siyaasadeed ee haatan ka aloosan dalkaasi. Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha was last modified: August 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle next post Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya You may also like Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Beesha Caalamka Ka Codsaday In Si Degdeg Ah Ay Uga Qayb Qaataan Gurmadka Fatahaadaha 30/10/2019 Dhageyso: Olalaha Wacgilinta Dastuurka oo baydhabo lagu soo gaba gabeeyay 19/02/2020 Dhageyso: Barnaaijka Kulanka Warsan 26/09/2022 Midowga Afrika oo amar ku soo rogay Amisom kadib rabshadihii Muqdisho 20/02/2021 Maxamud Mahamed Boonow Oo ahaa Xildhibaan Hore oo Baydhabo ku Geeriyooday 10/03/2021 Shil Gaari oo Dhimasho & dhaawac sababtay oo dhacay Somaliland 09/09/2022 Maamulka Koonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada kuraasta taalla Baraawe 29/01/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 09/02/2022 Ciidamada Galmudug oo howlgal ku burburiyay Gaari qarax siday 10/04/2022 Dhageyso: Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeele ayaa booqday Isbitalka magaalada Baledweyne 07/04/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.