Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 09/08/2022 Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weeraro ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari.Weerarada oo laba ahaa ayaa Kan koowaad waxaa uu ka dhacay degaanka deegaanka Illile oo ah deegaan hoostaga degmada Ceel-qaalow ee Magaalada Mandheere, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.Wararka la helay ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhaawacmeen 6 kamid ah askarta Kenya wallow weli weerarkaas aysan ka hadlin Saraakiisha Ciidamada Kenya.Weerarka labaad ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Waraabeeyo oo hoostaga magaalada Mandheere, kadib markii ay Al-Shabaab qaraxyo ku bur buriyeen dhismo ay dowladda Kenya ugu tala gashay in doorashada ka dhacdo, balse lama sheegin khasaaro nafeed oo ka dhashay weerarkaas.Weeraradaan ka dhacay meelo kamid ah Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa kusoo aadaya xilli dalka Kenya ay Maanta ka bilaabatay doorashada Madaxtinnimada Kenya oo dadweynuhu ay codeeynayaan. Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay was last modified: August 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 08/12/2021 DEG DEG: Weerar lagu qaaday Bar-Koontorool oo laga ilaaliyo garoonka Aadan-Cadde 23/03/2022 Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan layeeshay Ergeyga gaarka ah ee MW Seerbiya? 21/04/2024 Dhageyso:-Tababarkaan oo ay ka soo qeyb galeen Xubnaha Golaha degaanka Degmada Xuddur ayaa saaka ka bilowdey 16/04/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/05/2021 Guddiga Doorashooyinka Federaalka Oo Shahaadada Xildhibaanimo Siiyay Sheekh Shariif 05/05/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/12/2020 Akhriso:-Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho 12/10/2018 Dhageyso:-Baraamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 08/02/2021 Dowladda Soomaaliya oo ceyrisay Safiirkii Itoobiya u fadhiyay Dalka 04/04/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.