Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Wasaarada Caafimaadka oo shaacisay tiro hor leh uu soo ritey cudurka Covid 19 02/03/2021 Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Magaalada Beledweyne 03/10/2022 Ukraine ayaa maanta u dabaaldegaysa maalinta xorriyada, xilli baqdin badani ay jirto 24/08/2022 Dhageyso:-Qaybtii 3aad sheekadii nabadda reer barnabad degow 19/04/2021 Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble & Safiirka Imaaraadka? 07/12/2021 Shirka Golaha Wasiirrada Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyadda 2021 30/10/2020 Weerar Qaraxyo ah oo ka Dhacay Gobalka Bakool. 06/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/09/2021 Dacwaddii muranka badda ee Somalia iyo Kenya oo mar kale dib loo dhigay 20/05/2020 DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN 06/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.