Tirada dadka ku dhintay Qarax ka dhacay Kapul oo sii korortay written by Warsan Radio 01/10/2022 Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatay qaar kalana wey ku dhaawacmeen qarax lala beegsaday xaruun waxbarasho oo ku taalla caasimadda Kabul ee dalka Afghanistan.Ninka weerarka geystay ayaa lagu soo waramayaa in uu rasaas ku furay ilaalada banaanka hore ee dhismaha ku sugneyd, ka hor inta uusan gudaha u gelin fasal ay ardaydu ku qaadanayeen imtixaanka ay jaamacadda ku galayaan.Muuqaal laga soo duubay goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa ka muuqda burbur iyo dhiigga dadki qaraxaasi ku waxyeelloobay iyo burbur dhismaha soo gaaray.Sida qaraxyo badan oo dhowaan dhacay, qaraxan u dambeeyey wuxuu ka dhacay xaafad ay deggan yihiin Shiicada Hazara ee laga tirada badan yahay.Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi, balse Ururka isku magacabay dowladda islaamka ayaa horay qaraxya noocan ah la beegsaday Shiicada laga tirada badan yahay ee Hazara. Tirada dadka ku dhintay Qarax ka dhacay Kapul oo sii korortay was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiisha caafimaadka Kenya oo baaraya qof looga shakisan yahay xanuunka Ebola. next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Gobalada Baay iyo Bakool 08/06/2022 Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa 06/09/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/06/2022 Dhageyso : Barnaamijka Kulanka Warsan 25/01/2023 laamaha Amniga Walanweyn oo Gacanta ku dhigay Rag Burcad ah 02/03/2022 Dhageyso:-madaxweyne Farmajo oo Hambalyo ku aadan 1-da luuliyo u diray Shacabka Soomaaliya 01/07/2018 Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo 17/04/2021 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/01/2022 Maxkamada Dalka Kenya oo maxkamadeyneyso ‘kooxda booliska oo dilal Geeystay 24/10/2022 Gudoomiyaha BFS Sheekh Aadan Madoobe oo Turkiga ku booqday Guddoomiyhii hore ee Jawaari 25/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.