Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka Soomaaliya written by Warsan Radio 01/10/2022 Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay Qaraxii lala beegsaday taliyihii booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si weyn uga naxday geerida taliyaha booliska gobolka Banaadir.“Waxaan aad uga xunahay markii aan ogaanay in Gen. Farxaan Qarole uu naftiisa ku waayay weerar argagaxiso oo maanta dhacay. Waxaan tacsi u direynaa qoyskiisa, asxaabtiisa iyo shacabka Soomaaliyeed. Naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda Turkiga.Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda dhexe.“sii wadi doona taageerada la dagaalanka argagixisanimo iyo awoodeeda oo dhan” Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka Soomaaliya was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Tirada Askarta ku dhimatay Shil gaari oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo korortay You may also like Xuska Maalinta Shaqaalaha Dunida ee 1-da May (Faallo) 01/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/06/2022 Ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay Xeebta Calais 03/12/2023 Madaxweyne hore Farmaajo oo ka hadlay dagaalka looga soo horjeedo Alshabaab 31/08/2023 Akhriso:-Qarax ka dhacay Muqdisho oo ku dhintey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle 08/11/2018 Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? 11/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/09/2019 Shirka Gollaha Amniga Koonfurgalbeed oo Maanta magaalada Baydhabo Lagu Qabtay 31/08/2022 Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qiray In Uu La Hadlay Madaxda Soomaaliya Ugu Sarreysa 04/04/2022 QM oo sheegtay in heerkii ugu sareeyay ay gaartay Abaarta kajirta Somalia 17/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.