Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka Soomaaliya written by Warsan Radio 01/10/2022 Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay Qaraxii lala beegsaday taliyihii booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si weyn uga naxday geerida taliyaha booliska gobolka Banaadir.“Waxaan aad uga xunahay markii aan ogaanay in Gen. Farxaan Qarole uu naftiisa ku waayay weerar argagaxiso oo maanta dhacay. Waxaan tacsi u direynaa qoyskiisa, asxaabtiisa iyo shacabka Soomaaliyeed. Naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda Turkiga.Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda dhexe.“sii wadi doona taageerada la dagaalanka argagixisanimo iyo awoodeeda oo dhan” Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka Soomaaliya was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Tirada Askarta ku dhimatay Shil gaari oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo korortay You may also like laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday 19/08/2022 War Deg Deg ah: Duqeymo Xoogan oo xaley ka dhacey deegaano katirsan maamulka Jubaland 04/02/2019 Dhageyso :-Barnaamijka Dooda Jimcaha ee Warsan oo Dood Kulul Dhexmartey odiyaasha Dhaqanka KGS, 10/11/2017 VIDEO Xildhinbaano Ka Soo Jeeda KGS oo Ka Tirsan DFS Ayaa Ka Horyimid Mooshinka Ka Dhanka Ah Cali khayre 30/06/2017 Madaxda IGAD oo isku raacay in Soomaaliya Xubin muhiim ah laga siiyo Ururka 13/06/2023 Meydka Duqii Caasimada Koofurta Kuuriya oo la helay 10/07/2020 War-Saxaafadeed Wadajir ah oo ku Saabsan Khilaafka u Dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha 17/09/2021 Dhimasho & dhaawac ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday degmada Cabudwaaq 26/07/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/11/2019 Britain Oo Faahfaahin Ka Bixisay Mashruuc Ay Ka Wado Gobollada Koonfurta Soomaaliya 17/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.