Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan written by Warsan Radio 15/10/2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Marwo Lisa Flipetto oo ah madaxa Xafiiska tageerada ee Qaramada Midoobay waxayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa taakuleeynta Ciidanka XDS, gaar ahaan dhinaca howgalada socda.Wasiirka ayaa uga mahadceliyay doorkooda ku aadan taageerida ay siiyaan CXDS.Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ku xigeenka ergayga gaarka ah Midowga Africa ee Soomaaliya Marwo Fiona Lortan waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa howgalada kadhanka ah Al-Shabaab.Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa mudooyinkii dambe xoojineysay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo kooxda hadda laga xoreeyay deeganno badan oo ku yaalla dalka, sidoo kale waxay xoojisay tayeynta iyo kor u qaadidda awooda ciidanka xoogga dalka. Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii You may also like MD Qoorqoor oo booqasho ku tagay deegaanka Bandarqaali (SAWIRRO) 14/06/2020 Hanti-dhowraha Qaranka oo wehliyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka 29/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/01/2020 Dad ku Geeriyooday Fatahaadaha uu sameeyay Wabiga Shabeelle 15/11/2023 Madaafiic lagu weeraray Saldhig kuyaal Shabeellaha Hoose 22/10/2021 Xasan Sheekh, Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Cumar C/rashiid oo ku horeeyay cododka wareega 1aad 08/02/2017 Akhriso:-Xildhibaano iyo Senataro loo diiday ilaaladii gaarka u ahayd 15/09/2019 VIDEO:-XAFLAD CALEEMA SAARKII MALAAQA CUSUB EE BEESHA QOOMAAL 08/12/2017 Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka 30/01/2021 Akhriso:-Isku-socodkii labada magaalo Jigjiga iyo Wajaale oo dib u bilaawday 08/08/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.