Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii written by Warsan Radio 15/10/2022 Hay’adda gargaarka ee Oxfam, ayaa sheegtay in 36-kii ilbiriqsiba hal qof ay u badan tahay inuu ku dhinto Geeska Afrika sababo la xarira ilaa dhamaadka sanadkaan haddii aysan helin taageero xoog leh.Qeybo badan oo ka mid ah Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa isku diyaarinaya xilli roobaadkii shanaad, iyadoo malaayiin qof ay isaga tageen miyiga ayna ku nool yihiin xeryo ku meel gaar ah oo magaalooyinka u dhow.Oxfam ayaa sheegtay in tirada dadka ay la soo deristay gaajada daran ee Soomaaliya ay kor u dhaaftay tiradii ay saameysay macluushii 2011-kii oo ay ku dhinteen 250,000 oo qof.Dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa saameyn ku yeeshay qiimaha la kala siisto cuntooyinka aasaasiga ah oo meelaha qaar saddex jibaarmay. Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan next post Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. You may also like Ra’isul Wasaare Imran Khan oo ka badbaaday mooshin xil ka-qaadis ah 03/04/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/12/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 08/02/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/01/2021 Dowladda Soomaaliya oo shir uga qeyb galeysa magalada Geneva 23/05/2022 Sawiro: Gudoomiye Baarlamaanka KG Oo Soo Xiray Tababar Labo Maalmood Usocday Haweenka Xildhibaanada KG 09/12/2019 Dhageyso:-Qaybtii 2aad sheekadii nabadda reer barnabad degow 19/04/2021 Xildhibaannada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyay Xukuumadda cusub RW Rooble 24/10/2020 Akhriso+Sawiro:- Haween loo Tababaray Nadaafada Baardheere oo lagu Wareejiyey Qalabka Shaqada 19/02/2018 Dhageyso:- Wareegii Sedexaad Habeenkii 21 waad oo ay Tartamaan Xaafadaha Baydhabo. Waxaa Caawa ku Tartamaaya Xadadaha kala ah Bardaale {B} iyo Waabari {A} 6-6-2018 07/06/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.