RW Xamse: ‘waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso’ written by Warsan Radio 31/10/2022 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa xalay sheegay in dawladdu ay u aargudi doonto dadkii lagu laayey weeraradi argagixiso ee Sabtidi lagu qaaday magaalada Muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 100 qof.Dhanka kale Dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay ayaa ku yaboohay boqollaal kun oo dollar oo lagu taageerayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi ka dhacay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. RW Xamse: ‘waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso’ was last modified: October 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Dowladdaha Kenya Iyo Jabuuti oo ka tacsiyey Dadkii ku wax yeelobay qaraxyadii ka dhacy Soomaaliya You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 26/09/2018 Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo gaaray Magaalada Baydhabo 22/11/2020 SAWIRO:-Dowladda oo Qalab iyo Dawooyin ku wareejisay Maamulka Koonfur Galbeed 28/04/2020 DHAGEEYSO:-DEGMADA TIYEEGLOOW OO KA TIRSAN GOBOLKA BAKOOL OO UU KA DILAACAY CUDURKA SHUBAN BIYOODKA. 21/04/2017 Akhriso:-Maxkamadda ICJ, oo Ku Wajahan Somalia Iyo Kenya Kadib Wada-Xaajoodkii Murankii Xuduud-Baddeedka 23/03/2019 Guddoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddigii xal uraadinta khilaafka u dhexeeya DFS iyo maamul goboleedyada 13/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/11/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 03/06/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 05/10/2020 Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland 30/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.