RW Xamse: ‘waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso’ written by Warsan Radio 31/10/2022 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa xalay sheegay in dawladdu ay u aargudi doonto dadkii lagu laayey weeraradi argagixiso ee Sabtidi lagu qaaday magaalada Muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 100 qof.Dhanka kale Dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay ayaa ku yaboohay boqollaal kun oo dollar oo lagu taageerayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi ka dhacay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. RW Xamse: ‘waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso’ was last modified: October 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Dowladdaha Kenya Iyo Jabuuti oo ka tacsiyey Dadkii ku wax yeelobay qaraxyadii ka dhacy Soomaaliya You may also like VIDEO:-MADAXWEYNE SHARIIF XASAN OO GAARAY DEGMADA HUDUR Waa Maxay Ujeedka Safarkiisaa? 15/10/2017 Somalia oo cambaaraysay duqeymahii Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza 18/10/2023 Jubbaland oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab 06/02/2020 Dhageyso: Barnaamijka Haweenka Idaacada warrsan 25/05/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan 25/10/2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay sidii sharciyan loo xoojin lahaa joojinta tacdiyadaha ka dhanka ah Jinsiga (Sawiro) 22/08/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 13/05/2020 Akhriso:-Wasiirka arrimaha dibadda oo shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ka jeedinaya khudbadii madaxweyne Farmaajo 22/09/2018 Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya 16/07/2021 laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay rag dil & dhaawac ka soo geystay Garoowe 24/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.