Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay inay feejignaadaan written by Warsan Radio 08/11/2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dadka kunool Magaalada Muqdisho ay noqdaan kuwa iska saara cabsida Al-Shabaab oo ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaatooyin dhowr ah ka geysten Magaalada Muqdisho, isla markaana markii lagu soo jebiyay dagaallada ka socda Gobolada ay Carruurtooda iyo Xaasaskooda ay soo geliyeen Magaalada Muqdisho.Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray Guddoomiyaha in Al-Shabaab ay yihiin kuwo markasta dhibaato maleegaya, wuxuuna Shacabka muqdisho uu ugu baaqay inay ka feejignaadaan weeraro ayka geysan karaan Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay inay feejignaadaan was last modified: November 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka SUbax ee Idaacada Warsan next post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dhameystiri doonto xeerarka Shidaal baarista You may also like Taliyihii hore ee Ciidanka booliska oo Xildhibaan noqday 05/03/2022 Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Barashada habka fiican ee Beerashada 29/12/2021 FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY 18/07/2020 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN CAAWA IYO SHUKRI 26/12/2016 Dowladda oo sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno katirsan Al-Shabaab 01/04/2023 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/08/2022 Dhageyso: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Daahfurey Buugagta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Hoose iyo Dhex. 24/12/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/09/2022 XUSKA MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA OO BAYDHABO LAGA XUSEY . 02/05/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. 01/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.