Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay inay feejignaadaan written by Warsan Radio 08/11/2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dadka kunool Magaalada Muqdisho ay noqdaan kuwa iska saara cabsida Al-Shabaab oo ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaatooyin dhowr ah ka geysten Magaalada Muqdisho, isla markaana markii lagu soo jebiyay dagaallada ka socda Gobolada ay Carruurtooda iyo Xaasaskooda ay soo geliyeen Magaalada Muqdisho.Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray Guddoomiyaha in Al-Shabaab ay yihiin kuwo markasta dhibaato maleegaya, wuxuuna Shacabka muqdisho uu ugu baaqay inay ka feejignaadaan weeraro ayka geysan karaan Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay inay feejignaadaan was last modified: November 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka SUbax ee Idaacada Warsan next post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dhameystiri doonto xeerarka Shidaal baarista You may also like Weerar Gantaallo ah oo lagu qaaday saldhig Ciidamada Mareykan ay ku leeyahiin Ciraaq 04/04/2021 RW Xamse oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay Wasiirka Wasaarada Korontada iyo Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya 08/07/2023 Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyadda Sannadka 2023 26/11/2022 Dowladda Ethiopia oo bilowday buuxinta biyo xireenka wabiga Niil 16/07/2020 Ciidamada Israel oo duqeyn culus ku billaabay Lubnaan iyo wararkii ugu dambeeyey 18/05/2021 Xubin katirsan Waasaradda Haweenka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay 26/11/2023 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 05/03/2022 DHAGAYSO:-warka galabnimo ee warbaahinta warsan 24/03/2024 Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo magacaabay guddiga munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub+SAWIRRO 19/09/2020 Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaladaha COVID-19 02/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.