Puntland oo gacanta ku digtay Kalluumeysato Ajnabi ah iyo doomo ay wateen written by Warsan Radio 19/11/2022 Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidanka badda dowlad Goboleedka Puntland ee loo soo gaabiyo (PMPF ) ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland.War kasoo baxay Taliska Ciidamada Badda Puntland ayaa lagu sheegay in howlgalkan u sigaar ah uga dhacay Xeebaha magaalada Caluula ee gobolka Puntland ula baxday Gardafuu, isla markaana lagu qabtay doomo si sharci darro ah u kalluumeysanayay.“Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa degmada Caluula ka fuliyey hawlgallo qorshaysan oo lagu soo qabtay Ajaaniib iyo Kalluumaysato sharcidaro ku Kalluumaysanaayey” ayaa lagu yiri qoraalka.Sidoo kale Taliska Ciidamada Badda Puntland wuxuu sheegay inay hayaan Raggii Ajaanibta ahaa ee watay doomaha sida sharci darrada ah u kalluumeysanayay dhawaana ay soo bandhigi doonaan.Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale Ciidanka badda dowlad Goboleedka Puntland waxaa howlgallo ay sameeyeen ku qabteen Ajaanib si sharci darro ah u kalluumeysanayay, kuwaas oo qaarkood Puntand ay xukun ku riday. Puntland oo gacanta ku digtay Kalluumeysato Ajnabi ah iyo doomo ay wateen was last modified: November 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Maykoo Usub ee Idaacada Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Akhriso:-Madaxweynihii hore ee Wadanka Masar Maxamed Mursi oo Dhintay 17/06/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 16/09/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/09/2021 Dad loo heysto dilkii Jamaal Khaashuqji oo lagu maxkamadeynayo Turkiga 03/07/2020 Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay dadkii lagu dilay Gaalkacyo 15/06/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/07/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/09/2021 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/06/2023 Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay 25/12/2022 Akhriso:-Guddiga qaban qaabada Doorashada Jubbaland oo soo saaray jadwalka guud ee doorashada 04/07/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.