Puntland oo gacanta ku digtay Kalluumeysato Ajnabi ah iyo doomo ay wateen written by Warsan Radio 19/11/2022 Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidanka badda dowlad Goboleedka Puntland ee loo soo gaabiyo (PMPF ) ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland.War kasoo baxay Taliska Ciidamada Badda Puntland ayaa lagu sheegay in howlgalkan u sigaar ah uga dhacay Xeebaha magaalada Caluula ee gobolka Puntland ula baxday Gardafuu, isla markaana lagu qabtay doomo si sharci darro ah u kalluumeysanayay.“Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa degmada Caluula ka fuliyey hawlgallo qorshaysan oo lagu soo qabtay Ajaaniib iyo Kalluumaysato sharcidaro ku Kalluumaysanaayey” ayaa lagu yiri qoraalka.Sidoo kale Taliska Ciidamada Badda Puntland wuxuu sheegay inay hayaan Raggii Ajaanibta ahaa ee watay doomaha sida sharci darrada ah u kalluumeysanayay dhawaana ay soo bandhigi doonaan.Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale Ciidanka badda dowlad Goboleedka Puntland waxaa howlgallo ay sameeyeen ku qabteen Ajaanib si sharci darro ah u kalluumeysanayay, kuwaas oo qaarkood Puntand ay xukun ku riday. Puntland oo gacanta ku digtay Kalluumeysato Ajnabi ah iyo doomo ay wateen was last modified: November 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Maykoo Usub ee Idaacada Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 30/10/2022 Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha oo maanta laga furay magaalada Kismaayo 12/10/2020 Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay beegsatay xubno ka mid ah Al-Shabaab 04/06/2022 Dhagyeso: Siyaasi Aadan Maxamed Nuur Oo Tagarey Doorashadii Kadhacay Magalada Baydhabo 19 December 2018 23/12/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/01/2021 Dowladda Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Kulan Ay Isagu Imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta 05/02/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 31/10/2022 Dhageyso:-Dagaal Ka dhacay Deegaanada Xoos Yimada Degmada qansax dhere Ee Gobolka Bay 01/02/2017 Maamulka Hirshabelle oo qaadacay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho 27/06/2021 Fagaaraha Midnimada Qaranka (ex Baarlamaan) oo maanta xariga laga jaray (Daawo Sawirada) 08/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.