DEG DEG: Wasiiro ka badbaaday ka qaraxa iyo masuuliyiin ku dhaawacmay written by Warsan Radio 28/11/2022 Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka badbaaday qaraxa ka dhacay Hoteelka Villa Rose oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka amniga gudaha dowladda federaalka ah Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe uu ku jiro shaqsiyaad kale oo ay kamid yihiin ugu yaraan laba mas’uul kale oo dhaawac kasoo gaarey weerarka Villa Rossa.Wasiir dowladaha Wasaaradda deegaanka ayaa sheegay in qaraxa ay ka badbaadeen Wasiiro ay uu ka mid yahay oo hoteelka deganaa.“Waxaa qarax lagu weeraray Hotel Villa Rays oo aan degganahay, markii nala weerarayna aan dhex fadhiyey anigoo salaadda cishe jameecada la soo tukaday.Waan bed qabaa. الحمد لله. Maalin aanan dhaafi doonin ayaa jirta”ayuu yiri Aw Xersi. DEG DEG: Wasiiro ka badbaaday ka qaraxa iyo masuuliyiin ku dhaawacmay was last modified: November 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan next post Wararkii ugu dambeeyay ee weerar loo adeegsaday qarax iyo rasaas oo ka dhacay Muqdisho You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Wrasan 28/12/2022 Ugaaska Beesha Xawaadle oo ku geeriyooday Muqdisho 24/02/2021 QM oo 9.5 milyan dollar ugu deeqday ka hortagga macluusha Soomaaliya 04/08/2022 Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare oo soo saaray liiska Jaamacado si deg deg ah loogu yeeray 20/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan 08/05/2023 Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab Iyo Nabad-sugiddu Ay Uga Suganyihiin Dhuusamareeb 05/09/2019 Dibadbaxyo waaweyn oo ka bilowday Mareykanka kadib markii ay booliska toogteen nin madow ah 24/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 08/06/2021 Akhriso:-Maqaayada The Village ee magaalada Muqdisho oo goor dhow Qarax Dhacay 14/01/2019 Dhageyso;-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta si rasmi ah u Daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee Sanadkan 2019 13/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.