Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida written by Warsan Radio 14/12/2022 Baarlamaanka Koonfur Afrika ayaa diiday dacwadda xil ka qaadista ee ka dhanka ah madaxweyne Cyril Ramaphosa, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaaka dalkaas.Xubnaha Baarlamaanka ayaa u codeeyay inay diidaan warbixin ay soo saareen guddi khubaro ah oo helay caddaymo horudhac ah oo muujinaya in Ramaphosa laga yaabo inuu ku kacay anshax-xumo la xiriirta lacag lagu qariyay beertiisa.Fadeexaddan oo markii hore ay warbaahintu baahisay ayaa Ramaphosa beeniyay inuu wax khalad ah sameeyay.Madaxweyne Cyril Ramaphosa, ayaa waxa uu ka horyimid warbixinta maxkamada, balse qaar ka mid ah mucaaradka ayaa ku baaqay in uu iscasilo Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida was last modified: December 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Puntland oo xukun ku riday rag dilal iyo qaraxyo geystay You may also like DAAWO: KULAN AY BAYDHABA MAANTA KU YEESHEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA IYO MADAX DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AYAA KA HADLEY BARAKACAYAAL CUSUB OO KA SOO CARAREY ALSHABAAB 18/01/2018 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/10/2019 Macalin Dugsi iyo Walaalkiis oo dhaqtar ah oo lagu dilay Gobolka Galgaduud 10/12/2023 Koox hubeysan oo xalay Muqdisho ku dhaawacay Weriye Hanad Cali Guuleed 24/06/2021 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/07/2022 Kulamo xal loogu raadinayo khilaafka Deni iyo mucaaradka oo billaanaya 03/07/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 14/02/2021 Guddiga ka hortagga COVID-19 oo Shir xasaasi ah yeeshay 26/04/2020 Ra’iisul wasaaraha dowladda Tunusia Elyes Fakhfakh oo si-casilay 16/07/2020 Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shaaciyay qabashada doorashada 5 Kursi 23/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.