Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida written by Warsan Radio 14/12/2022 Baarlamaanka Koonfur Afrika ayaa diiday dacwadda xil ka qaadista ee ka dhanka ah madaxweyne Cyril Ramaphosa, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaaka dalkaas.Xubnaha Baarlamaanka ayaa u codeeyay inay diidaan warbixin ay soo saareen guddi khubaro ah oo helay caddaymo horudhac ah oo muujinaya in Ramaphosa laga yaabo inuu ku kacay anshax-xumo la xiriirta lacag lagu qariyay beertiisa.Fadeexaddan oo markii hore ay warbaahintu baahisay ayaa Ramaphosa beeniyay inuu wax khalad ah sameeyay.Madaxweyne Cyril Ramaphosa, ayaa waxa uu ka horyimid warbixinta maxkamada, balse qaar ka mid ah mucaaradka ayaa ku baaqay in uu iscasilo Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida was last modified: December 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Puntland oo xukun ku riday rag dilal iyo qaraxyo geystay You may also like DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 5AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO 05/11/2017 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhaceysa Muqdisho & Dhuusamareeb 17/02/2022 Akhriso:- Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Keating oo Garowe kula kulmay Madaxweynaha Puntland 12/05/2018 Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday Xayiraado cusub oo la xiriirta Covid-19. 31/07/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/02/2020 RW Rooble oo la kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi 24/02/2022 Akhriso:- Eng Yariisoow Roobabkii ka da’ay Muqdisho waxey geysteen khasaare hantiyeed oo gaaraya $ 35 miilyan 22/05/2018 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid (Sawiro) 20/06/2021 Maraykanka oo dhaqaalihii ka jaray Hay’adda UNRWA ee reer Falastiin 01/09/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.