Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka oo maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay written by Warsan Radio 01/01/2023 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM), Marwo Anita Kiki Gbeho.Kulanka Guddoomiyaha iyo Marwo Anita Kiki ayaa looga hadlay arrimaha mudnaanta u leh dib u heshiisiinta deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo xustay inay UNSOM taageereyso dadaalada uu garwadeenka ka yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS si loo helo isfaham bulsho loona sii amba qaado xorreeynta deegaannada argagaxisada go’doomiyeen.Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa gunnaanadka kulanka ayuu Marwo Anita Kiki Gbeho oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Kaalmeynta Soomaaliya la wadaagay halka ay mareyso arrimaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed isagoo la wadaagay inuu kulamo la qaatay siyaasiyiinta ka aragti duwan Maamulka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka oo maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay was last modified: January 1st, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Somaliland Oo Ku Eedeysay Puntland Sii Hurinta Qalalaasaha Ka Socda Laascaanood next post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/02/2023 Dhageyso+Sawiro:-Ciidamada militariga soomaliya qeybta lixdanaad iyo ciidanka amisom oo is garab saneya waxaa ay baydhabo ka wadeen gaadiid xmuul ah oo kudhawaad sanad ku xayir naa magaalada baydhabo 08/04/2018 Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Saldhiga Af-urur oo kordhay 27/03/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 23/02/2017 Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? 28/12/2022 Madaxtooyada Somalia Oo War Kasoo Saartay Xaaladda Caafimaad Madaxweyne Xasan Sheikh 27/06/2022 Ciidanka Falastiin oo xiray siyaasiyiin lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen heshiiska Israel iyo Imaaraatka 22/09/2020 Maraykanka oo saxiixay heshiis hub looga iibinayo Qatar 30/11/2022 Dowlada Soomaaliya oo ka qeeb gashay shirka ka Hortaga dhibateynta beeraha 29/10/2022 DHAGEYSO NAXDIN =GABAR MUDO AFAR BILOOD REER KEEDA KA MAQNEYD OO MEYD KEEDA LAGU ARKEY XAAFAD KA TIRSAN BAYDHABO 25/04/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.