Madaxweyne Lula da Silva oo mar 3aad loo dhaariyey Xilkaasi written by Warsan Radio 02/01/2023 Hoggaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva ayaa xalay loo dhaariyey Xilkaasi.Madaxweynaha cusub oo 77-jir ah waxa uu horey Madaxweyne u soo noqday muddadii u dhexeysay 2003-dii ilaa 2010-kii.Xafladiisa Caleema-saarka waxaa ka qeyb Wafuud Shisheeye ilaa 19 Madax Dowladeed oo ay ka mid ahaayeen Madaxweyneyaasha dalalka Latin America, Germany, Portugal iyo Boqorka dalka Spain. Madaxweyne Lula da Silva oo mar 3aad loo dhaariyey Xilkaasi was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood You may also like Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/02/2019 Shirkadda Facebook Ayaa La Ganaaxay Lacag Dhan 600 Milyan 21/10/2021 Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Xukuno adag ku riday Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimadka 24/08/2020 Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab 13/06/2022 Madaxda Dowladda Fedraalka & Somaliland oo ka furmay Jabuuti 14/06/2020 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya 27/11/2017 Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo ka hadleen soo xulida Xildhibaanada KGS. 11/01/2020 Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga ee dalka 24/05/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 24/12/2020 Wasaarada Gaadiidka KGS oo sheegtay in dib ladhisaayo Garoonka Diyaaraddaha Xudur 21/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.