Madaxweyne Lula da Silva oo mar 3aad loo dhaariyey Xilkaasi written by Warsan Radio 02/01/2023 Hoggaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva ayaa xalay loo dhaariyey Xilkaasi.Madaxweynaha cusub oo 77-jir ah waxa uu horey Madaxweyne u soo noqday muddadii u dhexeysay 2003-dii ilaa 2010-kii.Xafladiisa Caleema-saarka waxaa ka qeyb Wafuud Shisheeye ilaa 19 Madax Dowladeed oo ay ka mid ahaayeen Madaxweyneyaasha dalalka Latin America, Germany, Portugal iyo Boqorka dalka Spain. Madaxweyne Lula da Silva oo mar 3aad loo dhaariyey Xilkaasi was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/09/2020 Aqriso:-Taariikh Nololeedkii Fiedal Castro oo Dalka Cuba Xukumayay in ka badan Nus-qarni 27/11/2016 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/08/2022 Akhriso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Buurhakaba ku xiray weriye TV oo Facebook ku daabacay qoraal 11/02/2020 Madaxweyne hore Farmaajo oo ka hadlay dagaalka looga soo horjeedo Alshabaab 31/08/2023 Wasiir Beyle” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa” 20/06/2022 Dhageyso:-Tartan aqooneedka Idaacada Warsan oo caawa Isha B guusha ku raacdey 27/04/2021 Trump oo ku faanay in dalkiisu uu hoggaaminayo tirada kiisaska ugu badan caalamka ee Coronavirus 20/05/2020 Isbedel lagu sameeyay xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed 29/07/2020 Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta 25/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.