Ciidamo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug written by Warsan Radio 03/01/2023 Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Deegaanka Qararoow ayaa howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Tuulooyinka Bilxun ,dhex-ka xiran iyo waable oo dhamaan ka tirsan koonfurta Gobolka MudugTuulooyinka ayaa hoos yimaada Deegaanka Caad waxaana ujeedka Howlgalku ahaa sidii looga hortagi lagaa Al-Shabaab oo mararka qaar lagu arko degaannadaas.Sidoo kale Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaankaayaa howlgallo ka sameeyay Deegaanada Hareeri dheere, Cimaamad iyo kuwa kale .Saraakiisha Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka qaarkood ayaa warbaahinta u sheegay inay xoojin doonaan Howlgalada ka dhankaaAl-Shabaab Ciidamo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug was last modified: January 3rd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Ukraine oo daroon ku duqeysay xarun Tamarta ee gudaha dalka Ruushka You may also like Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/04/2020 Madaxweynaha Suudaan oo la xiray 11/04/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/07/2021 Koonfur Afrika oo qaaday xayiraadaha 16/08/2020 Somaliland oo xirtay Wariyeyaal ka howlgala Telefashinka MM TV 07/01/2024 Jadwalka doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay 17/02/2022 Golaha wadatashiga Qaran oo shir ka yeeshay dhameystirka doorashooyinka 10/02/2022 Akhriso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta 12/07/2018 Dhageyso: Barnaamijka Athiiny ki dayooy 13/12/2022 Akhriso:-Farmaajo oo laga dalbaday in uu raali-galin ka bixiyo dhiibistii Wadani Qalbi-Dhagax 21/12/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.