Ciidamo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug written by Warsan Radio 03/01/2023 Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Deegaanka Qararoow ayaa howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Tuulooyinka Bilxun ,dhex-ka xiran iyo waable oo dhamaan ka tirsan koonfurta Gobolka MudugTuulooyinka ayaa hoos yimaada Deegaanka Caad waxaana ujeedka Howlgalku ahaa sidii looga hortagi lagaa Al-Shabaab oo mararka qaar lagu arko degaannadaas.Sidoo kale Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaankaayaa howlgallo ka sameeyay Deegaanada Hareeri dheere, Cimaamad iyo kuwa kale .Saraakiisha Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka qaarkood ayaa warbaahinta u sheegay inay xoojin doonaan Howlgalada ka dhankaaAl-Shabaab Ciidamo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug was last modified: January 3rd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Ukraine oo daroon ku duqeysay xarun Tamarta ee gudaha dalka Ruushka You may also like Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey Xaafado ka tirsan Beledweyne 04/05/2020 Diyaarad nooca xamuulka oo ku burburtay Doolow 04/11/2021 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika 03/09/2018 Akhriso:-Abiy Ahmed ‘’ Tiro dad ah ayaa ku dhintay qaraxa kuwa kalana waa ay ku dhaawacmeen 23/06/2018 DHAGEYSO:-WARKA FIIDNOMO EE IDAACADA WARSAN 25/07/2018 Dhageyso:-Musharixiin lagu xir xiray Degmada Ceel berde kuwaasi oo rabey in ay ka qeyb galaan Doorashada Dowladaha hoos. 28/06/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/06/2021 Xaalada hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee lasumeeyay oo soo hagaageeso. 08/09/2020 Dagaalka Laas-Caanood oo xoogeystay & Saraakiil ku geeriyootay 06/02/2023 Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan 14/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.