Dhaqaatiirta ku sugan Jarmalka ee latacaalayso xaalada hogaamiyaha mucaaradka Ruushka ayaa sheegay in ay xaaladiisa soo hagaageeso lagana saaray Koomadii uu ku jiray.
Hogaamiyahan oo 44 sano jir ah ayaa loosoo qaaday wadanka Jarmalka kadib markii lasumeeyay bishii aynu kasoo gudubnay.
Taageerayaashiisa ayaa aaminsan in amarka lagu sumeeyay hogaamiyahooda uu bixiyay madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin.
Balse arintaasi waa ay beenisay madaxtooyada Moscow
Cabdi nuur axmed Diiriye Afhayeenka dhaqanka beesha hawiye