Dhimashada qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof written by Warsan Radio 05/01/2023 Dhimashada labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Maxaas ayaa gaartay 35 qof, halka dhaawuna uu yahay 40, sida uu wakaalada wararka ee Reuters uu u sheegay Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo ah taliye ku-xigeenka booliiska maamul goboleedka Hirshabeelle.Dadka ku dhintay qaraxyadan ayaa waxaa ka mid ahaa 10 qof oo isku qoys ahaa, sida uu VOA u sheegay Jaamac Maxamed Cali oo ka tirsan qoyska dhibku soo gaaray.“Dadka dhintay intooda badan waa dad rayid ah, waana haween iyo carruur,” ayuu yiri Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo ah taliye ku-xigeenka booliiska dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters.Weerarkii ka dhacay degmada Maxaas ayaa ahaa kii ugu dambeeyay ee ay maleeshiyada Al-shabaan qaaddo tan iyo markii ay ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beeleedka huwanta ah ay sannadkii hore bilaabeen inay Al-shabaab ka saaraan dhul ay muddo dheer gacanta ku hayeen.Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxyadan. Dhimashada qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof was last modified: January 5th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO;- BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA CAALAMKA next post Erdogan oo xabbad-joojn hal dhinac ah ku cadaadiyey Putin You may also like Seyga Boqorada Ingiriiska Prince Philip oo Da’da 99 jir ku geeriyooday 09/04/2021 Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Magacaabista Maareeyaha Iyo Maareeye Ku-Xigeenka Hey’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed 30/07/2020 Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka Soomaliya oo guddoon doortay 17/04/2022 WasiiMuqtaar Roobow oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab 25/11/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/06/2021 Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Muqdisho lagu dilay 08/02/2023 Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay 09/12/2021 DHAGEEYSO;-WARKA DUHUR EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 04/03/2020 AFRICOM iyo maamullada Jubbland, Puntland iyo Koonfur Galbeed oo abuuraya iskaashi ka dhan ah Al-Shabaab 16/09/2020 Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Heshiiskii Ay Gaareen Xukuumadda Iyo Musharixiinta 26/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.