Sarkaal ka tirsan Daacish oo loo qabtay Qarixii uu ka badbaaday Madaxweyne Buhari written by Warsan Radio 06/01/2023 Waaxda Adeega Dowladda ee Nigeria ayaa sheegtay inay gacanta ku soo dhigeen Xubin ka tirsan Kooxda Daacish-ta Waqooyiga Afrika oo ka dambeeyey Qarixii isbuucii hore (December 29) ee lala maganaa in lagu khaarijiyo Madaxweynaha dalkaasi, Muhammadu Buhari.Qaraxaasi ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhow Qasriga Ohinoyi ee Degmadda Okene ee Gobalka Kogi ee dalkaasi, xilli uu Madaxweyne Buhari doonayey inuu xariga ka karo Mashaariic.Xubinta Kooxda Daacish-ta Waqooyiga Afrika ee loo qabtay kiiskaasi waxaa magaciisa lagu sheegay C/muncim Ibrahim Otaru oo lagu naanayso Abu Mikhdadad, sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Sarkaalka Xiriirka Dadweynaha ee Waaxda Adeega Dowladda Nigeria.Xubinta Daacish-ta Waqooyiga Afrika ayaa la qabtay xilli uu baxsan lahaa, karib markii ay Ciiddanka Amaanka ka toogtaan Ciribta Lugta Bidix, iyadoo haatan lagu daaweynayo Isbitaal ilaalo laga hayo.Sidoo kale, Hay’adaha Amaanka ee Nigeria waxay sheegeen inay bishan January 3-dii qabteen xubin kale oo ka tirsan Kooxda Daacish-ta Waqooyiga Afrika, kaasi oo ay magaciisa ku sheegeen Saidu Suleyman. Sarkaal ka tirsan Daacish oo loo qabtay Qarixii uu ka badbaaday Madaxweyne Buhari was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay next post Somaliland oo Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood You may also like Akhriso:-Soomaali ah oo ku Guulaystay tartan orod oo caalami ah 28/08/2017 Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha oo ka socda Muqdisho 21/05/2022 Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga labada dal “SAWIRRO” 19/04/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 16/06/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA 15/12/2016 RW Rooble oo Madaxweynaha Hir-Shabeelle ku taageeray ceyrintii Guddoomiyihii Guddiga doorashada 20/03/2022 Xoghayaha Guud ee ururka SJS Cabdalla Muumin oo xabsiga laga soo daayay 16/10/2022 Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday 07/08/2022 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 16/02/2017 DHAGEYSO: Waa Sidee Xaalada Amaan Ee Baydhabo . 31/03/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.