Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kanhadlay weerarkii ka dhacay Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 06/01/2023 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Maamulka iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku dhintay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Hilowle gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood we Gobolka Shabeellaha Dhexe.War saxaafadeed kasoo badly Madaxtooyada Hir-Shabeelle ayaa lagu sheerly in Madaxweynaha xusay in Al-Shabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo kusoo qaaday fariisimaha Ciidamada iyo kuwa deegaanka ee ku sugnaa deegaanka Hilowle Gaab lagu jabiyay khasaarana lagu gaarsiiyay.Madaxweynaha ayaa sheegay in la dardargalinayo howlgallada ka Dhaka ah Shabaab, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeybgalaan dhameystirka howlgallada socda.Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga Saraakiishii iyo Askartii naftooda ku waayay difaac dalka dadka iyo diinta inuu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, Inta dhaawaca ahna uu Eebbe u boogo dhayo. Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kanhadlay weerarkii ka dhacay Shabeellaha Dhexe was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like Adan Madobe oo kulan la qaatay James Swam iyo Q.M 24/09/2022 Tariibayaal doonayay in ay galaan Yurub oo badda ku geeriyooday 15/11/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/02/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/07/2022 Waa sidee xaaladda degaanka Shabeellow oo uu dagaal ka dhacay? 05/10/2023 Puntland oo sheegtay inay heyso Magacyada Kooxo falal Amni darro geystay 15/04/2022 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in ay sii kordhayaan Kiisaska Covid 19 05/08/2021 WHO oo war ka soo saartay xanuunka la soo dersay madaxweyne Trump 03/10/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 14/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.