Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti written by Warsan Radio 15/01/2023 Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jabuuti.Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti uga mahad celiyay tageerada walaalnimo ee ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.Dhinaca kale Madaxweynaha Jabuuti ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada tariikhiga ah ee ay ku joogaan Jabuuti.Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay tageerada dhinacyada kala duwan ah ee Dowladda Jabuuti ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed iyo iskaashiga dhinacyada hormarka iyo amniga. Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo next post Gudoomiye Sheekh Aadan oo kormeerey goobaha la dajinaya martida ka qeyb galeysashirka You may also like Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 27/01/2022 Maxay yihiin ajandayaasha maanta hor yaalla kulanka golaha shacabka? 29/07/2020 DHAGEYSO: MUSHARAX PROF. JAWAARI” CIDNA IMA WADATO ANIGA” 09/01/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/11/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Guddoomiye Mursal iyo Axmed Madoobe oo Muqdisho ku kulmay 25/09/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/11/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/08/2021 Mareykanka oo hub ku taageray Isra’el iyo Blinken oo booqan doona 11/10/2023 Golaha naafada Qaranka oo wada-tashi looga hadlayey Qabyo-Qoraalka sharciga naafada ku soo gabogabeeyey magaalada Samo-reeb “SAWIRRO” 10/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.