Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti written by Warsan Radio 15/01/2023 Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jabuuti.Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti uga mahad celiyay tageerada walaalnimo ee ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.Dhinaca kale Madaxweynaha Jabuuti ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada tariikhiga ah ee ay ku joogaan Jabuuti.Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay tageerada dhinacyada kala duwan ah ee Dowladda Jabuuti ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed iyo iskaashiga dhinacyada hormarka iyo amniga. Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo next post Gudoomiye Sheekh Aadan oo kormeerey goobaha la dajinaya martida ka qeyb galeysashirka You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 20/07/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/01/2020 Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Sh/Hoose 21/08/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta 01/11/2022 Beesha caalamka oo ka aamusan heshiiskii Muqdisho lagu gaaray 21/09/2020 Dhageyso:- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 18/08/2022 Dhageyso:-Wareysi Dadkii ka Soo Barakay Degaanadii Abaarta Ku Dhufatay . 03/01/2017 Dowladd Mareykanka oo juhdi adag ku bixinaya kulanka Farmaajo iyo Biixi oo isbuuca soo socda ka dhici doona 13/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.