Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dhageyso:-Madaxweynaha KGS oo magacaabay xilal cusub kuwa kalena ka qaaday. 09/03/2019 Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka Wareegii 3 xaad Ayaa si toos ah usocda Su aalaha waxaa soodiyaariyay Jamacada BIU 23/06/2017 Somaliland oo Maanta siideysay qaar kamid ah Wariyeyaashii xirnaa 19/04/2022 Dhageyso: Barnaamijka Caafimaadka Idaacada Warsan 07/05/2023 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 30/03/2020 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 17/04/2020 Akhriso:-Ciidammada Juba oo dib ugu laabtay deegaanka Buulo-Guduud 03/09/2017 Trump oo ku hanjabey in uu xirayo baraha bulshada 28/05/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 12/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 06/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.