Al-Shabaab oo lagala wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 25/03/2023 Ciidamo deegaanka ah oo dhawaan ka baxay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta la wareegay degaano hoostaga Degmada jalalaqsi gobolka hiiraan kadib howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen.Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hub farabadan ayaa degaannada ay la wareegeen waxaa kamid ah, Qurcaleey, Jabileey iyo degaan kale oo hoostaga Degmada Jalaalqsi ee gobolka hiiraan sida aay Warbaahinta u sheegeen Saraakiisha hogaamineysay howlgalkan.Ciidamada ayaa weli howlgallada siibwada, waxaana ay kusoo aadayaan xilli Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uu dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne, isla markaana uu ku dhawaaqay wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Al-Shabaab oo lagala wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan was last modified: March 25th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan next post Xaafada Cadaada A oo caawa 10 dhibcood looga adkaadey. You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/08/2020 Ganacsato Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika 28/06/2020 Madaxweynaha Poland oo laga helay xanuunka Coronavirus 24/10/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Wrasan 28/12/2022 Kulanka Golaha amaanka ee QM oo looga hadlay dadaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku bixiyeen dhismaha dowladnimada 13/09/2020 Dawlada Soomaaliya iyo Maraykanka oo Heshiis wada galay 24/04/2024 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 06/05/2023 Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya Itoobiya oo heshiis kala saxiixday 11/11/2022 Dhageyso:-Tababarkaan oo ay ka soo qeyb galeen Xubnaha Golaha degaanka Degmada Xuddur ayaa saaka ka bilowdey 16/04/2018 Wafdi ka socda Xukuumadda oo Maanta gaaray Degmada Ceelwaaq + ujeedka 17/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.