Waxaa maanta lasoo gebabeyey Tartan u dhaxeeyey 4 farta xaafadood oo uga weyn magaaalada baydhabo kaas oo kasucuday Xaruunta degmada ee magaalada baydhabo .
afarta xaafadoon waxay ku tartamayeen ciyaaraha hidahi dhaganka ee xaafad walba caanka kutahay iyadoo goobta tartanka kusocodeen ay fidhiyeen mas’ suuliyeen oo horkaceyey kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka beeraha iyo waraabka, Xildhibaano, wasiiro, kuxegeenka gobalka, gudoomiyaha degmada iyo kuxegeenkiisa, Taliyaha ciidanka asluubta, odiyaal dhagameed, iyo giibaha kaladuwan ,
kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka waraabka iyo beeraha Mudane Maxamed Xassan Fiqi oo kahadlay xafladii Tartanka ayaa amaanay barbaarta gaashaaman ee ku soo bandhigtay ciiyaarahii hidahii iyi dhaganka ee caanka ku tahay koonfur gabeed iyo dadkii soo gaban gaabiyey isku imaatinka nabad ku noolaashaha iyo doorashooyinka iyo abaaraha kajira deegaanada koonfur galbeed soomaaliye sidii wax looga qaban lahaa kusimaha oo hadlaya waxaa oo yiri,
cod
waxaa sidoo kela kahad lay gudoomiyaha degmada baydhabo, Cabdulaahi Cali Watiin isagoo ku dhiira giliyey dhalanyeradii Ciyaaraha ku tar tameyey in ay sii wedaan sara u qaadida Ciyaaraha noocaan oo kela ah si uu san u lumin Hidaha iyo dhagankii soomaalida gaar ahaan kan deegaanada koonfur gabeed kaasoo oo gudoomiya Cabdulahi Cali Watiin uu sheegay sida keliya ee lagu ilaalinkaro in ay tahay joogteenta qabashada noocaan oo kela ah.
cod
wuxuu ahaa Tartan labadii bari uu socday dadweynahii u soodaawashada tagey ku beertay dareen xusuus dambe oo bari samaadkii aheed taasoo qof walba oo da’diisa kabadneed 40 sano dib oo ugu gocday Taariikh tagtay isla markaasna da’da hada joogto kubaraarugsanayn in ciyaaraha noocaan oo kale ee hidaha iyi dhaganka barbaarku ciyaarayo megal iyo bilcaan ahayd ciyaar daawashadeeda lagu damaashaadi jeray