Waxaa Maanta Lagu Dhawaaqey Maamulka
Cusub Ee Degmooyinka Afgooye iyo MarkaCadey Ee Gobolka
Shabellaha Hoose, lyadoona Xafladaasi Uu Joogey
Madaxweynaha Dowladda KG Soomaaliya Sharlif
Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro Ka Tirsan Dowladiisa, Xubno Ka
Socodey Dowlada Dhexe Ee Federalka Ee Soomaaliya,
Saraakiisha Cildanka KGS Ee Gobolka Shabellaha Hoose Iyo
Odayaasha Dhaqanka Gobolkaasi.
Madaxweynah Dowladda Koonlur Galbeed Soomaaliya
Sharlif Xasan Sheekh Aadan ayaa Khudbad Dhiira-gahn Iyo
Dar-daaran ah u jeediyey Maamulada Cusub ee Degmooyinka
Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Madaxweynaha Ayaa ku amrey maamulada Cusub In aysan
Bixin karin dhul mudo bilood ah, Waxa uu carabka ku dhaftey in
lix Bilood ka dib ay dhici doonto Doorasho Xur Iyo Xaalal ah 00
Shacabka ay dooran doonaan Maamulada Degmooyinka
Gobolka.