AWDIINE–(WSR)–Madaxda maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa maanta waxay gaareen deegaanka Awdiinle ee gobolka baay.
labada gudoomiye ayaa deegaankaasi u tagey inay geeyaan gudoomiyaha cusub ee deegaanka Awdiinle ee gobolka bay.
Gudoomiyaasha degmada iyo kan degmada ayaa waxaa ay marka hore warbixin siiyay bulshada deegaankaasi waxayna ugu tacsiyadeeyeen dil halkaasi ka dhacay oo muran ka taagnaa.
Halkaan Hoose ka dhageyso Cododka gudoomiyaasha.