Waziir ku xigeenka Sportska ee maamulka koonfer galbed soomaaliya oo kulan deg adeg ah oo ay ku yeesheen manta Baydhabo ayaa waxay munaasabada ciida owgeed wasaarada Sports-ka Dowlada
Kulankaan oo loogu hadlayey munaasabada ciida ee berito oo ka furmaya Baydhabo qaabkii kooxaxa la iskugu aad aadin lahaa ayaa waxaa lasoo hadal qaadey sida berito kooxax lekugu aad aadilaha munaasabada ciida..