Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanka ka qeyb galay Shirki Madasha Wadatashiga ee logu hadlaayay Hanaanka Doorasho Dalka Soomaaliya sanadka 2016 aya ka hadlay Arrimo badan iyo kaalinta Maamulkiisa u ka qaadanaya hirgelinta qodobada ka soo baxo Shirkan.
Hoos ka Dhageyso Khudbada Mdaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhameystiran:-