Wareysi aanu Layeelanay Gudoomiyaha degmada Diinsoor ee Dowlada Gobaleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Max’ed Shik-Shigow ayaa warbaahinta warsan radio iyo KGS in ciidamada Huwanta degmada Diinsoor aya ka saarayaan dhamaan deekaanada hoos yimaado diinsoor waxaa noo xaray tirayer sida hadalka u dhigay gudoomiyaha islamarkaana saacadaha soo socda gacanta ay ku dhigi doonaan inta xarsan waxaa kele oo jira cidan katirsan ku nabaddiidka ah aan ka furanay xub iyo saanad ay wateen.
Wuxuu sheegay gudoomiyaha in qorshaha ay ugu jirto marka ay tuulooyinka gaaraan inay amaanka sugaan,islamarkaana Shacabka goob fagaaro ah kala hadlaan.hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha diinsoor Ibraahim Max’ed Shik-Shigow