Kulan oo ay iskugu imaadeen Saxafiyiinta ku Dhaqan magaalada baydhabo ayaa ahaa mid ay tacsi ugu dirayan qoyska iyo ehelka wariye hinda xaaji maxamuud
Wariye Hindiya Xaaji Maxamed o ku geeriyootay magaalada Muqdisho, waxaa tacsi u diraya dhammaanba bahdii ay la shaqeyn jirtay oo isugu jira madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya,iyo maxada koonfur galbed iyo Hay’adda
bahda radiowasan iyo dhamaan wariyaasha magaalada baydhabo