waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya
Warka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- maxamed Aadan Maxamed wadani
waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya
Warka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- maxamed Aadan Maxamed wadani
Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wuxuu si rasmi ah uu xilka kaga xayuubiyay Gudoomiyihii Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow iyo midkii Degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed…
Wareegto rasmi ah oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Baay . Wareegtadan oo ku taariiqeysaneyd 4/6/2015 ayaa gudoomiye loogu magacaabay…
Waxaa Maanta Wareegto rasmi ah 00 ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharlif Sheekh Aadan, ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bay Wareegtadan 00 ku Taarikhdeedu…
Dhageyso:-Waraysi Siyey Warbahinta KGS. Xasan Aadan Cali Gardhuub Oo Ku Sugan Degamada Waajid Ee U Sheegay Al-Shabab Ay Ku Laayeen Shacab Waxaba Galabsanin Wadooyinkaasi Soo Gala Deegaankasi Warasiga Hooe Ka…
Taliya Ciidimada Booliska Gobalka Baay oo Sheegay Inay Ay Isbaaro u Dhigteen Nabad Diidka Meel Kasto oo Ka Joogaan Gobalka oo Dhan. Taas oo ugu Baqay Hhamaan Shacabka reer Konfur…
Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdala Xasan Foodcade U ku Amaanay Ciidanka Degmadasi Tiyeeglow dedaalka ay ka wadaan gobalka bakool gaar ahaan Tiyeeglow wuxuuna sheegay in ay ku daba joogaan Nabaddiidka.…
waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya Warka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- maxamed Aadan Maxamed wadani Dhageyso:- Wararkii Duhur Ee…
Maamulka KG Soomaaliya Ayaa Hub Waxaa Ay U Qeybiyeen Ciidanka Daraawiishta Maamulka KG Soomaaliya Oo Tiradooda Gaareysa Ilaa 200Askati Waziirka Hubka Dhigista Dhaqan Celinta Iyo Tawabarada Maleeshiyaadka Maamulka KG Soomaaliya…
BAYDHABO(WARSANRADIO) Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed Oo Sheegay Inay Ka Jirto Mashaaric Balaaran Degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo hadalkiisa sii watay ayuu sheegay inay ka duwanyihiin mashaarici daan …