gudoomiyaha degmada qansaxhdeere ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka hadlay caafimaad darida ka jirta degmada iyo waxbarashada
HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA DEGMADA QANSAXDHEERE AADAN cABDI QOOQANE
gudoomiyaha degmada qansaxhdeere ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka hadlay caafimaad darida ka jirta degmada iyo waxbarashada
HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA DEGMADA QANSAXDHEERE AADAN cABDI QOOQANE
Shariif Hassan Sheekh Aadan Ayaa manta dib ugu soo laabtey magaalada baydhjabo waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey waziiro ka tirsan maamulkiisa maamulka gobolka iyo kan degmada Waxaan soo dhaweyn…
Taliyaha Ciidanka Gobolka Bakool Ee KG Soomaaliya Ayaa Waxaa UU Sheegey in Amni Darida Ka jirta dalka Ay Sabab U Tahay Qaadka Wadan Soo Gala DHAGEYSO>Taliye Abdiraxmaan Timacade:Amni Darada Waxaa…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isku shaandheyn waxa uu ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada, waxaana xilalka loo kala badalay dhoor wasaaradood . Isku Shaandheynta…
banaanbaxa maanta magalada baydhabo 20-05-2015Iyadoo baarlamaanka dowlada soomaaliya ay mooshin ka keeneen Baarlamaanka maamulka KG ah jubba ayaa waxaa magaalada baydhabo ka dhacay banaanbax lagu taageerayo mooshinkaasi loogana soo horjeedo…
Maamulka Puntland ayaa Talefashinka Qaranka ee dowladda Federaalka ka mamnuucay deegaanada uu ka taliyo Maamulkaasi. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka ayaa…
Wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubba saxGudoomiyaha baarlamaanka jubbaland ayaa waxaa uu ku hadlay mooshinka baarlamaanka soomaaliya ay ka keenen baarlmaanka jubba Dhageyso=Wareysi =G.Baarlamaanka Jubbaland Oo Mooshinka ka Hadlaya was last modified:…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay, mid ka mid ah Ciidamada Shabaab, xukunkaasi oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Ninka xukunka lagu…
Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Degmada Waajid Ayaa Howlo Baaritaano Kada Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ciddanka Ayaa Baaritaano Kawada Xaafadaha Magaalada waajid ee gobolka bakool waxaana ujeedka Hoolgalka lagu sheegey…
Dawladda Maraykanka ayaa ka mamnuucday dhammaan shirkadaheeda duulimaadka inay isticmaalaan Garoomada diyaaradaha Soomaaliya, kadib markii loo arkay inay halis uga imaan karto weeraro ka yimaada kooxda Al shabaab. Wasaradda arrimaha…