Diinsoor —WNN– gudoomiyaha degmada siinsoor ee Ibraahim maxamed nuur shigdhigow oo wareysi siiyey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa noogu war bixiyey xalada degaanka degmada diinsoor ee degmada diinsoor ayaa lugu sheegay xaalada nooladeed ay aad u liidata
Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha