RABDHUURE– WNN– wareysi ku Saabsan Degaal Ka Dhacay Rabdhuure ee Gobalka Bakool Waraysigaan ayaa waxaan la yeelanay gudoomiyaha degmada rabdhuure maxamed qer salaad sidookela wuxuu uga baaqay dowlada koonfur galbeed soomaliya iyo tan dhaxaba inay ay ka war haayaan xalada nolaleed ee deeganadaasi oo ka tirsan gobalka bakool.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WAREYSIGA